Axmed Madoobe oo weji gabax kala kulmay kulankii danjiraha Maraykanka (Cadeyn)

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe, ayaa weji gabax kala kulmay Safiirka Maraykanka u fadhiya Somalia. Danjire Donald Yamamoto ayaa magaalada Nairobi kulan kula yeeshay madax ka tirsan Maamul goboleedyada Somalia oo halkaas siyaabo kala duwan u gaaray. War Saxaafadeed kasoo baxay Safaaradda Maraykanka ee Muqdisho oo lagu faahfaahinayey kulamadaas ayaan marna lagu xusin in Axmed Madoobe … Continue reading Axmed Madoobe oo weji gabax kala kulmay kulankii danjiraha Maraykanka (Cadeyn)